Iska horimaad ka dhacay Magaalada Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Ciidamo la sheegay iney ka wada tirsan yihiin hay’adda Nabad suggida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa manta ku dagaalamay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Dagaalka ayaa yimid sida warku sheegayo ka dib markii ciidamo ka tirsan NISA ay gadood ka sameeyeen taliye cusub oo loo soo … Continue reading Iska horimaad ka dhacay Magaalada Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya